Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa waxay Cod gacan Taag Ah ku Ansixiyeen Xeerka Maareynta Deegaanka Qaranka Somaliland.

Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland Ayaa waxay Cod gacan Taag Ah ku Ansixiyeen Xeerka Maareynta Deegaanka Qaranka Somaliland .

fadhigii Maanta Ee Golaha Wakiilada somaliland waxay Cod gacan taag ah ku meel mariyeen xeerka Maareynta Deeganka Qaranka somaliland oo In muddo ah Golahaasi Horyaalay.
ka dib markii mudanayaasha golaha wakiilada somaliland ay xeerkaasi maareynta Deegaanka qaranka somaliland ayaa waxaa ogolaaday 34 xildhibaan,waxaana diiday 7xildhibaan ,waxaana ka aamusay 12 mudane,Gudoomiyuhuna ma codeyn.

Halkani ka dhagayso Gudoomiyaha gulaha wakiilada somaliland oo si rasmi ah ugu dhawaaqaaya natiijada ay mudanayaasha golahaasi ku ansixiyeen:

Dhagayso mudanayaasha aqalka wakiilada somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Maareynta qaranka somaliland.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso