Gabay Hibasho

     Gabay Hibasho
 
Dahir  ina Suldanow  Aduun  Subaxba waa cayne 
Sabadkaynu  joognaba qabsade  xayn kornayli iyee 
xidha iyo haday kowsadeen waa xujood kaniye 
 
 sidii duul xisaar lagu hayiyo xulafodii  Dooxa   
xadkii baa togdheer  saaka ah laysku  xidhayaaye
 
xagla toos she waa taa laxidhay xaaski uu qabaye
xaglo baa qormadii soo galo qaatay  hadalkiiye
 
Anokale maroor lagumadayo muuse badow ow ee
wax badanbaan qidmeeye hadii  layqadarin waayay 
shaanida qac deediyo hadaan    qowda laga yaacin
 
qubuuri kalshase  hadanan  qudunki sofaadhin
 qamuunyada  hadii anad ilka qow iskaga siinin
 
 
x wasiir cadani
 
cadaniba qormadii soo gala  qatay halkiiye
Qiiriyo hadad igu ogayd  oohin soo qubata 
 
qadhaadh iyo hadan noqonayaa  khabarad ee daane
Huuno iyo hadhow haygu odhan hadal xun oo liita.
 
x wasiir Cukuusa
 
cukusa qormadii soo galoo qatay hadalkiiye
Anigo wixii guule qoray  aanka gubaaynin
 misna godob waxan kuu dhix galay  gocanayaa 
mooye
 
saluugayga anigoon  marnaba sina u sheegaynin  
samir baa nin raga lagu ogyee sadanba badane.
 
x wasiir cali mareean
 
cali baa qormadii soo galo qatay hadal kiiye
Anigo qaraabiyo  tolkay kala qardofeyay 
 
qamsiin alif cod kuu soguray baa qadoodiyahee 
Qadoodiga i helay aniga oon qadan kariwaayin
 
Qosolka Xirsi  (x  wasiir  Xirsi )banan seer  qadan karahayne
  Qiil iyo wuxuun badh xaaji waa qaadan waa taniye
Lasoco cadadka danbe
Ibrahin maxamed  

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso