Dhiganaha Dhaxalkii Madaxweyne Axmed SIILAANYO/Qormadii 2aad

1 Xukuumadii Axmed SIILAANYO Waxaa Siyaasadeeda Tiir Dhexaad u Ahaa Sidii Loo Badbaadin Lahaa Deegaanka Waxaanay Xoojisay Sidii Loo Maal Gelin Laha Ilo-Kale Lagu Bedelo Dhuxusha Dhirta Laga Shito,Waxaana Magaalada Berbera Laga Sameeyey Kaydka Haamaha Shiidaalka Gaar Ahaan Gaasta(?SOM,GAS0

2 Diyaarinta Qorshaha Horumarinta Qaranka (NDP2)
3 Waxaa Markii Ugu Horaysay La Dhaqan Geliyey In Lakala Xadeeyo Dhul-daaqsimeedka Iyo Beeraha
4 Waxa La Xidhay Seeraha Banka Aroore Ee Naaxinta Xoolaha Ee Magaalada Burco Kaas Oo Dhan 200 Km,Waxaana Lagu Beeray Calafka Xoolaha,Iyo Riig Biyood,

5,Xukuumadii Hore Waxay Ku Guulaysatay Inay Dib U Furto Tartanka Ururada Siyaasada,Taas Oo Ay Ku Beletameen 15 Urur Siyaasadeed

6,Xukuumadii SIILAANYO Waxay U Quus Goysay Wadamadii Inaga Taageeri Jiray Doorashooyinka,Kuwaas Oo Saamayn Ku Yeelan Jiray Doorashada Waxaanay Dabooshay 80% Qarashkii Ku Baxaayey Doorashada

7Mshruuca Biyo Balaadhinta Magaalada Hargeisa Oo Xukuumada Madaxweyne SIILAANYO Gelisay Lacag Dhan 60,Bilyan Oo Doller,Sida Uu Sheegay Wasiir Maxamuud

8,Waxaa Markii Ugu Horaysay DalkaLaga Hirgeliyey Mshruuca Koronta Laga Dhaliyo Dabaysha,Taas Oo Wasaarada Tamarta Iyo Macdantu Ka Hirgelisay Qaybo Kamida Gobolada Iyo Degmoyinka Ay Ka Mid Yihiin,Oog Iyo Caynaba

9,Waxaa La Dhiiri Geliyey Dhalinyarada Gaar Ahaan SPORSKA,Waxaana Gobolada Waaweyn La Dhigay Rooga Cagaaran Marka Laga Reebo,Garoonka Alamzey Stadium,Oo Iyana Shirkad Lasiiyey Qandaraaskii Garoonka

10.Waxaa Dalka Guud Ahaan Laga Bilaabay Sahaminta Shiidaalka Iyo Macdanta Kuwaas Oo Ay Bilaabeen Shirkadaha Genel Energy And DNO Oo Ah Shirkado Si Weyn Looga Tix Geliyo Caalamka

11,Waxaa Gobolka SANAAG Laga Hirgeliyey Jaamacada SANAAG UNIVERSATY,Maadama Oo Gobolkaasi Gebi Ahaanba Aanu Lahayn Wax Jaamacada

12,Madaxweyne SIILAANYO Wuxuu Dhidibada U Taagay Haayada Diiwaanka Sekeda,Maadama Oo Sekedu Ka Mid Tahay Shanta Tiir Ee Islaamka

13,Kursi jacaylku, waa cudurrada cadowga u ah hoggaamiye kasta, M/Siilaanyo Wuxuu Door Biday Inuu Hogaaminta Dalka Kaga Dego Qaab Ka Duwan Sidii Madaxweynayaashi Hore si ay ugu noqoto kuwa dambe, tusaale ku dayasho fiican leh.

14,Waxay la Timid Daryeelka Iyo Xannaanaynta Danyarta Iyo agoomaha

15. Waxay Ku Guulaysatay Sugidda Xuduudaha Dalka

Haldoorakaad Qaranka U Dirtaa Deeqay Qarankii Dheh
Dariiqyadii Xidhnaan Jiray Muddaba Daaha Laga Qaad Dheh
Madaaradii Dullaysnaa Haddaa Lagu Dekeeyaa Dheh
Dekeddii Berbera Iyo Haddaan Dubur Ku Faanaa Dheh
Dable Iyo Sarkaal Iyo Wixii Ciidamo Dulloobay Adaa Derejadii Iyo U Sudhay Xidig Dirayskii Dheh
Hadeeray Sidii Dawlad Qaran Kala Dambeeyaan Dheh
Dambiilaha Hadeeray Dhigaan Jeelal Iyo Dayr Dheh
Darafyada Xuduudaha Hadeeray Nacab U Diidaan Dheh
Hadeeray Badaha Daadsan Iyo Badaha Gaadhaan Dhex”

WQ/Abdirahmaan Roble Abdilaahi(Tiriike)
Burco Somaliland

Contact:wariyetiriike@gmail.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso