Daawo: Ciyaaryahan Dhaliyey Rigoodhe ka dib Markii Qori Lala Daba Istaagay !!!!

Fiidiyoow cajiib ah lana soo dhigay goobaha baraha shabakadaha bulshada oo ah ciyaaryahan kubbadda cagta ah oo rigoodhe loo dhigay wadanka Brazil, iyada oo dad badani ay joogaan goobta, waxa ka soo dhex muuqanya qof Wata Qori Kuna Waajahan Xaga Goolka.


Ciyaaryahanka ayaa awooday inuu rigoodhaha ku hubsado shabaqa goolka, islamarkaana heysan wax kale oo doorasho ah gaar ahaan markii gadaashiisa uu soo istaagay Nin ku Hubaysan Qori ka dib daawadayaasha ayaa u riyaaqay markii uu dhaliyey goolka ka dibna hawada ayuu u riday Rasaasta Munaasabda awgeed.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso