Ra’iisul wasaarahii Baxay Konton sanno ka hor ee aan Wali Soo Noqon!!!!


Maanta oo kale waa sannad-guuradii 50-aad ee la waayay ra’iisul-wasaarahii Australia Harold Holt laba sano kadib markii uu xafiiska qabtay,Hult ayaa la waayay 1967-dii markii uu baxay dalxiis Melbourne.

Baadhitaanka dhacdadan ayaa wali si rasmi ah u furan ilaa maanta, xukuumadduna ma aysan lumin rajo ah in ay jabiso qarsoodiga ah in la waayay ra’iisal wasaarahii 18-aad ee dalka.


Tobanaankii sano ee la soo dhaafay, aragtiyo dhowr ah oo la xidhiidha dhacdada ayaa jirtay sida in la afduubay, afduubeena markab Shiine ahi xili uu ku jiray dabaal.

Kumanaan qof ayaa raadinayay se waxba may tarin wax caddayn ahna lama helin, xitaa sheypp ah dharkii dabaasha ee uu xidhnaa , xitaa waxa la ugaadhsaday Libaax Badeed weyn oo la jar jaray ka dib markii dadka qaar ay ku adkaatay inay helaan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso