Muse biixi wuu iska jaray maanta haddal dhaxal galana wuu ku hadlay

Maanta waxa ahayd maalin ku wayn dalkeena’waxay ahayd dadaal dheer ka dib markii aynu galnay doorosho taasi oo ay guushu ku raacday mudanaha cusub ee loo igmaday jagada madaxtinimada ee shanta sanadood.

Waxa uu qabsaday makarafoon iyadoona qudbadiisu taabanaysay sooyaal halganadii Kala duwanaa iyo dib u dhiskii iyo yagleeladii dalkeenaba.

Waxa uu mahadnaqayay dadkii meesha jopgay isagoo hoosta ka xariiqayay waxa loo baahanyahay anigoo ka fahmayay halku dhag u eeg in aynu wax qabsano oo aynu Cid kale wax ka sugin.

Waxaan ka fahmayay inuu rabo inaynu lA mid noqono wadamo kale sida Malaysia sangaboor iyo wixii LA mida.

Waxaan ka fahmayay cadaalada sinaanta iyo isku wadka bulshada isagoo u eeg nin Raba inuu wax ka qabto sicir bararka iyo qabyaalada. .

Isku zoo duubo Waxaan ka fahmay inuu muuse rabo inuu u shaqeeyo dalkiisa mudada noloshiisa ka hadhsana uu uga tago taariilh ka balaadhan Maanta waa muhim inuu si gaara u qaato dardaarankii rayaale
Zalaam

Hamse riraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso