Siduu Muuse ugu cod batay silaanyo ha uga taariikh wanaagsanado

siduu muuse ugu cod batay silaanyo ha uga taariikh wanaagsanado

 

Marka aan is barbar dhigo tan iyo 2010kii iyo haatan oon isku eego labadii cod ee ay ku kala guulaysteen labada hogaamiye ee loogu Kala yeedho biixi iyo silaanyo WAXA cadaatay inuu muuse ka badanyahay mr silaanyo codadkii ay kala hantiyeen.

Tan waa mid LA odhan Karo waa guul usoo hoyatay isaga,haddaba waxa LA gudboon inuu muuse dhigi karo taariikh ka wayn tan manta 

Muse WAxa uu ka feejignaan doona wixii LA dagay silaanyo oo ay ugu horeyso qabyaalad cad oon geed loogu soo gaban.

Waxa uu iska ilaalin doonaa wasiiro soo yuraruun oon waxba ka qaban sicir barAR iyo waxyaalo badan iyo waliba kuwo aan dhowrayn xaquuqda iinsaanka iyo cadaalad darada.

Muuse wuxuu iska ilaalin doona waxbadan iyowaliba  qaladaadka ay xukuumadani gashay siday doontaba ha u dhacdee 

Muse waxaan u rajaynayaa inuu cadaalad ku dadaalo horumarkana u dhaqaaqo oo noqdo madaxweyne ay taladu ka godo.

Waxaan hore ugu  sheegay maqaal aan diyaariyay labadii kun lixdii oo aan ciwaan UGA dhigay muse wuu ka taariikh fiicnaan doonaa silaanyo oo  in badan igula  yaabanayd balse sida uu uga  cod bataybuu ayuu uga taariikh wacnaan doona idinku midaasuun iGA qora waa hadduu taladan qaato salaam

Hamse riraash

Advertisement

Ku Xayeysiiso