Gudaha ka akhri:Waa kuma waddanka qaaradda Afrika ugu qanisan Dadkiisuna ugu faqiirsanyiin? se ma ma hasheen wadanka madaxweynihiisa la odhan jirey madaxweynii waalna….

Waa kuma waddanka qaaradda Afrika ugu qanisan Dadkiisuna ugu faqiirsanyiin? se ma ma hasheen wadanka madaxweynihiisa la odhan jirey madaxweynii waalna….Wadankaasi waa wadanka layidhaa Equatorial Guinea
Equatorial guinea waxaa uu dhacaa badhtamaa Africa dad kiisuna waxey gaadhaan 1287526 luqada ay ku hadlaana waa Spanish dhaqaalaa soo galana sanadkii waxaa lagu qiyaasaa 6 bilyan


Francisco Macías ,madaxweynii ku magaca dheeraa madaxweynii waalnaa waxaa uu dhashey 1924 waxaanuu xilka madaxweyne qabsadey wakhtigii xoriyada spanish siiyey ee 1968 waxaanu ka talinaayey 11 sano oo inqilaab uu tagatuurey Wiil uu adeer u ahaa 1979

Francisco Macías dadkiisa kalabadh waxey u baxasdeen dalka dibadiisa wakhtiguu ka talinaayey wadankan equatorial guinea waxaa uu diley maalin kaliya 150 nin oo uu u arkaayey iney awood dhaqaala leeyii isagoo raaciyey kalabadh in kudhow barlamaankiisii waxaa kaloo uu maalin kaliya khaarajiyey 10 kamida wasiiradiisii iyagoo uu isu gu yeedhey garoonka kubadacagta Kuna caasimada Kuna
khaarajiyey ,waxaa uu lahaa halwado tiina waa uu miineeyey si aan looga bixin wadanka dhamaan doonyihii uu dadweynuhu lahaana waa burburiyey waxaa uu na mamnuucey iney kaluumeystaan.

Equatorial Guinea waxaa uu ka koobanyey 5 jaziiradoodoo iyo qeyb barigaa waxaa uu xad laleeyey labo wadan Gaabon iyo Cameroon waa wadan Qaniya xaga saliida qeydhinka ah dadkiisuna waxey u dhintaan caafimaad daro mana helaan wax barasho iyo waliba biyo dadka wadankaasi inta badan mahelaan
biyo saafiya.

Boqolkiiba sideetan (80%) dhaqaalaha wadanku waxaa uu ku baxaa musuq maasuq cida kaliya ee gurataana waa qeyska madaxweynaha xukunka waxaa uu ku heystey faal dadka intabadan waxey ka baqaan inuu faalku sheego mey u dhawaan jirin xataa qoyskiisa 11 sano oo uu xukamaayey kadib waxaa go aan gaadhey qeybo kamida qoyskiisa maadaamoo aaney baxsaneyn waxaaney u sameeyeen wiil uu adeer u ahaa kana tirsanaa saraakiisha ciidamada iyadoo loo soo kireystey rag u dhashey wadanka ay jaarka yihiin ee Cameroon saa saa lagu soo afrarey xukunkii adkaa laakiin wali dalkii waa sidii oo qoyskii uun baa dhaqaalihii sidii uguranaaya kaliya dilkii uun bey kareysteen

Advertisement

Ku Xayeysiiso