Ololaha Australiya Duubista codadka Raha!!!!


Australiyaanku waxay ku wareejiyeen in ka badan Cododka 6,000 oo Rah oo loogu talagalay Matxafka Australiya tan iyo markii ololihaa la bilaabay November 10.

Matxafka Australiya wuxuu billaabay codsi magaciisu yahay FrogID si loogu dhiirrigeliyo muwaadiniinta in ay qaadaan tallaabadan.

Ujeedada ololaha waa in la raadiyo in ka badan 240 nooc oo Rahyaal oo ku baahsan Australia, sida laga soo xigtay ilaha cilmi baadhista.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso