Bilayska Ingiriiska oo ku baaqay wacyigelinta carruurta ee khatarta ka jirta Live-ka internetka

Bilayska Ingiriiska ayaa ka digay in dembiilayaasha Jinsigu ay sii kordhayaan isticmaalkooda internetka si ay uga faa’iidaystaan carruurta.

Bilayska ayaa ku baaqay carruurta in la baro khatarta ah ee Barnaamijyada Toos ka ah sida dambiilayaasha Jinsiga ah ay uga faa`idaystaan sida carruurtu ugu xidhaan internetka ayna sii kordhinayaan iyaga oo ka faa’iideysanaya.

Toddobaad gudihii masuuliyiintu waxay aqoonsatay 345 carruur ah oo lagu xadgudbay waxayna xidheen 192 qof, boqolkiiba 30 ka mid ah waxay ku lug lahaayeen khatarta iyo xadgudubka carruurta ee internetka.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso