Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta meelmariyey Ajandahooda.

Hargeysa(Toggaherer)-Mudanayaasha Aqalka Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta meelmariyey Ajandahooda.

fadhigii maanta ee Golaha wakiilada somaliland oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha Golahaasi mudane -Baashe maxamed faarax ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay cod gacan taag ah ku ansaxsadeen ajandahooda kalfadhiga 35naad ,oo ay dhawaan ku howlayanaa.

Iyadoo ajandahoodaasi uu ku jiro in masuuliyiinta xukuumada cusun soo magacowdo in xildhibaanada golaha wakiilada somaliland ay ansixin doono .

Halkani ka dhagayso warka Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland oo ku dhawaqaya natiijada ay ku ansixiyeen:

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso