Dhaxal Sugaha Sucuudiga: Ayatulaha Iiraan Waa Hitler-ka Cusub ee Bariga Dhexe

Dhaxal Sugaha Sacuudi Carabiya Amiir Maxamed Bin Salmaan ayaa sheegay in baahi loo qabo in la waajaho dareenka is balaadhinta ee Tehran , waxaana uu ku tilmaamay hogaamiyaha sare ee Iran, Ayatollah Khamene Hitler-ka Bariga Dhexe .

“Waxaan ka baranay Yurub in uusan xanuunkani ka shaqeyneynin mana dooneyno in Hitlerka cusub ee Iran uu dib ugu soo celiyo Bariga Dhexe wixii ka dhacay Europe,” Prince Salman ayaa wareysi la yeeshay New York Times sidaa ku yidhi.

Warqabadkka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso