Tacsi Alle ha u naxariistee Ahmed Yassin Gabaxati

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa maanta ku geeriyooday dalka Emaradka Arabta Alle ha u naxariistee Ahmed Yassin Gabaxati oo ka mid ahaa odayaasha Somaliland ee wax wayn kasoo qabtay dib u dhiskii iyo walaalayntii shacabka Somaliland marxuumka oo in muddo ahba ku xanuunsanayey magaalada Dubai ee dalka Emaratka maanta oo ay bishu tahay 18/11-2017 ayuu ku geeriyooday dalkaas UAE. Anaga oo dadka hoos ku qoran waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u diraynaa, Ollaad Ibrahim Yassin, Nuradin Ahmed Yassin, Mohamed Jama Deria,Mohamed Ahmed Yassin, Amina Hassan Yassin, Fosiya Omar Yassin, Cismaan Ibrahim Yassin, Shugri Haji Mohamed, Anab Hassan Yassin , Saleebaan Aadan Haji Mahamed Siraad , marwada madaxweynaha Somaliland Marwo Amina- Weris iyo dhamaan reer Haji Ahmed meel kasta oo ay kala joogaan, waxana aanu marxuumka Alle uga baryaynaa in uu janatul Fardowsa ka waraabiyo.

Marxuumka oo lagu aasi doono wiigan Magaalada Hargeisa xukuumada waxa aanu ka codsanaynaa in loo sameeyo aas qaran, sidoo kale loogu magac daro goobaha arimaha bulshada meel ka mid ah.
Aaamiin

1. Rashid Sheikh Aadan iyo xaaskiisa
2. Jamal Ali Hussein iyo xaaskiisa
2. Dr. Saad Ali Shire iyo xaaskiisa
3, Amina Hussein 4, Keyse Aadan Haji Mohamed
3. Abdillahi Ibrahim Habane iyo xaaskiisa
3. Osman Abshir iyo xaaskiisa
4. Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa
5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa
6. Ugaas Abdi Jabouti iyo xaaskiisa
7. Ahmed Ismail iyo xaaskiisa
8. Abdi Ali Warsame
9. Abdiqaadir Aadan Qadi
9. Ismail Abdi Duse
10. Hussein Wadadyare iyo xaaskiisa
11. Mohamoud Abdi Dacar iyo xaaskiisa
12. Zakaria Hassan Waes iyo xaaskiisa
13. Mahamoud Haji Aadan iyo xaaskiisa
14. Mohamed Haji Aadan
14. Xasan Ahmed Egaal
15. Amran Bile
16. Ollaad Ibrahim Yasin iyo xaaskiisa
17. Abdirahman Abdillahi Tayaxweerar iyo xaaskiisa
18. Khadar Haji Aadan Jibril
19. Suldan Haji Aadan Jibril
20. Ahmed Mohamed Ali iyo xaaskiisa
21. Mustafe Wadadyare iyo xaaskiisa
22. Mohamed Abokor iyo xaaskiisa
23. Abdiasis Shabeel iyo xaaskiisa
24. Awil Goox iyo xaaskiisa
25. Abdillahi Jama yusuf iyo xaaskiisa
26. Aadan Mohamed Hassan iyo xaaskiis
27. Haji Ibrahim Ishal iyo xaaskiisa
28. Ali Mohamoud Sugal iyo xaaskiisa
29. Ibrahim Farah Jama iyo xaaskiisa
30. Mohamoud Abdillahi Elmi ( Abukoodh) iyo xaaskiisa
31. Abdi Asis Muse iyo xaaskiisa
32. Omer Yasin Gabahadi
34. Mohamed Haji Daud iyo xaaskiisa
35. Saleebaan Bidhiidh iyo xaaskiisa
36. Nuux Haji Ali Shire iyo xaaskiisa
37. Sheikh Mohamed Haji Ismail iyo xaaskiisa
38. Abdillahi Mohamed Deriye iyo xaaskiisa
39. Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa
40. Abdikarim muse iyo xaaskiisa
41. Bahnaan Haji Aadan iyo xaaskiisa
42. Dr. Abby Yusuf iyo xaaskiisa
43. Abdiasis Shabeel iyo Xaaskiisa
44. Suldan Abdirahaman Ali
45. Sheikh Mohamoud Kayre
46. Abdillahi Farah
48. Abdirahman Said
49. Ganacsade Mohamed aw Said
50. Ahmed Aw Said
51. Yoonis Foodcade
52. Ahmed Yasin Gabahadi
53. Fosia Yusuf Haji Aadan
54. Suaad Carmiye
56. Farah Carmiye
57. Said Mohamed Aamin
59. Abdillahi Saleebaan Bide
60. Ambassador Lenin
61. Ahmed Said Eghe
62. Ali Ahmed Mohamed
63. Abdalle Haji Ali
64. Farhan Haji Ali
65. Jama Muse Jama
66. Yusuf Suldan Ali
67. ambassador Rashid Garuf Nur
68. Sidiiq Mohamoud Gaheyr
69. Farhiya Haji Jaahuur
70. Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe
71Faduun Ahmed foodcad
72.khadra Ahmed foodcad iyo Inaanteeda Halgan Ahmed Adaan
73.Naima Ahmed Foodcad
74.Mariam Ahmed Foodcad
75.Abdillahi Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa
76.Rahma Ahmed Foodcad
77.Saad Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa
78.Yussuf Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa
79.Mahamud Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa
80.Hassan Deeg Ahmed Foodcad
81.Rachid Abdulrahman Fooscad iyo Xaaskiisa
82.Kaltoun Abdulrahman Foodcad
83.Fosiya Ahmed Foodcade
84. abdi dheig Hussein iyo xaaskiisa
89. Shamis Ali Farah
90.Asha Ali Farah
91. Amina Ali Farah
92.Fadumo Abdillahi Muse
93. Mohamed Saleeban Dirir
94. Jama Osman ( Jama BBC)
95. Keyse Jama Farah
96. Farah Abdi Nuur
98. Hawa Osman Muse
99. Ayan Saleebaan Abdi
100. Mohamoud Aadan Jama
101. Mohamed Ali Bilaal
102. Omar Abokor
103.Kaltuun Elmi
104. Sucaad Abdi Cige
105. Iman Ashara
106. Asha Mohamoud Adan
107. Mohamed Abdillahi Soofadhiiste
108. Khadiija Hussein Aadar
109. Mustafe Carab
110. Abdi Rooble
110. Ibrahim Shaakir
111. Mohamed Aftah

Advertisement

Ku Xayeysiiso