Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Hawd Oo Bulshada Somaliland Ugu Baaqay inay Nabad galyada ilaa Shadaan.

Bali-gubadle(ToggaHerer)Odayaasha iyo Waxgaradka Gobolka Hawd Oo Maanta Shir Jaraaā€¯id Qabtay Magaalada Baligubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa Bulshada Somaliland Ugu Baaqay inay wada ilaashadaan Nabad galyada Dalka

Sidoo kale Xubnahani waxay Xukuumada Somaliland iyo Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland ay ku Bogaadiyeen Hirgalinta Doorashadii Madaxtooyada Somaliland ee 13 November Guud ahaan Dalka Uga Qabsoontay Si Nabadgalyo ah

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan


Advertisement

Ku Xayeysiiso