Tacsi Alle ha u Naxariistee Marxuum Axmed Yaasiin Gabaxaddi 

Tacsi

Innaa Lillahi Wa Innaa Illayhi Raajicuun

Maxamed Baarjeex, Axmed Faarax Xarbi, Xasan Guure Jaamac, Cabdicasiis Aadan Habane, Xasan Mowliid, Ibraahim Jaamac Axmed (Ibraahim Shoodhe), waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ehelka, qaraabada iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Axmed Yaasiin Gabaxaddi oo ka mid ahaa dadka magaca iyo ixtiraamka ku leh Somaliland iyo guud ahaan dhulka Soomaalidu degto oo ku geeriyooday magaalada Dubai, Khamiistana la keeni doono Hargeysa oo lagu aasi doono.

Waxay marxuumka Allah uga baryayaan inuu Jannooyinkiisa ku casuumo, ehelka qaraabada iyo qaranka Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin.

Advertisement

Ku Xayeysiiso