Sacuudi Carabiya oo ka codsaday muwaadiniintiisa inay ka baxaan Lubnaan sida ugu dhakhsaha badan

Safaaradda Sacuudiga ee Lubnaan ayaa digniin u dirtay Dadka Sucuudiyiinta ee doonaya inay u safraan Lubnaan.

Safaaradda ayaa ka codsadatay Dadka Sucuudiga ah ee Lubnaan ku sugan hadda inay iskaga baxaan sida ugu dhakhso badan Lubnaan.

Digniintan ayaa timid ka dib markii warar sheegaya in hanti maguurto ah oo ay leeyihiin sucuudiyaan degaanka Mestada ee Beirut la weeraray.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso