Dibad-baxayaal ka soo horjeeda Mugabe oo Mudaharaad Ka wada Harare

Tobanaan kun oo ruux oo dibadbaxayaal ah ayaa isugu soo baxay caasimadda Zimbabwe Harare, dibad-baxayaashan ayaa raba inuu is-casilo madaxweyne Robert Mugabe.

Dibadbaxyada ayaa waxaa taageeraya ciidanka, kuwaas oo la wareegay awooddii Dalka Arbacadii hore.

Mugabe oo 93 jir ah ayaa la lagu hayaa xabsi guri laakiin markii ugu horreysey ayuu ka soo muuqday Xaflad Jimcihii.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso