Dhawaaqa Wadani Gar mise gardaro

Marka hore waxaan si kal iyo laaba u salaamaya dhaaman umada somaliland meelkastoo ay joogto gudo iyo debedba  intaa dabadeed waxaan rabaa inaan inayar ka idhaado  xaladihii u danbeeyay ee dalka  .

sidan lawada socono waxaa  dalka  jamuuriyada soamlialnd ka dhacay doorosho    inbadna lasugayay    waxaa bilaamay  ololihii  doorashada oo xisbi waliba si xaragaleh u soo ban dhigay    dadkuna aanay     wax dhibi ka dhex jirin  qofkastana  xisbiguu doono u soo baxayay una olalaynayay .

markii  hadab loo dareeray doorashadii    qofkastaba waxaa  uu codkiisa siiyay xisbigii uu doonayay   sinabad iyo xadaradi ku dheehantahay ayay u dhacday doorashadii deerana deero ma hirdiyin .

goob joogayashii calamiga ahaa na silayabaleh ayay u  cadeeyen inay doorashadu u dhacday  si waa faqsan nidaamka doorashoojinka   calamig ah    mana dhici karayn  wax la yidhaahdo ku shubasho   maxaa yeelay qofkastaba waxa uu  haystay kaadhkisii codaynta.

Hadaba dadka somalialnd waxay u dhegtaagayeen   goorta lagu dhawaaqayo  natiijada ugu danbaysa  oo aan ilaa hada lagu dhawaaqin .

inkastoo xisbi kastaba ogyahay  natiijad auu helay hadan waxaa  qaylo bilabay xisbiga wadani oo sheegay in waraaqo beena lagu guray sanaaduqda

balse waxaa arintaa beeniyay gudida doorashada oo   sheegay inaan waxba kajirin  hadlak  wadnai , iyagoo shegay inay  dhagaysanayan cabasahda  xisbiga wadani.

dadka somaliland waxay  is waydiinayan hadalka  wadani ma garba misee gardaro aniga siday ilatahay waa gardaro maxayeelay   maba ahayn wax dhici karayay takale  miyaanay ayaan daro ahayn  inaad umad  codaysay oo xisbi u codaysay aad ku sheegto inay codkii ku shubteen  reer gabiley  waxay taageersanayeen kulmiye  isagnay u codeeyeen    maxaa yeelay waa deegankii uu kasoo jeeday  muuse biixi cabdi  waxay taasi lamitahay  codka ood wayne oo ladhaho waa cod bena  ilayn wadani bay u codeeyeene.

guntii iyo gab gabadii    waa in xisbiga wadani  uu u hogaansama    natiijada codbixinta ee  lagu dahwaqi doono inshala

by ibraahin aden

Advertisement

Ku Xayeysiiso