TVIYADA Caalamka waxey sheegen somaliland iney noqtey waddankii ugu horeey ee aduunka qalabka indhah, ku istcimaala doorashada

TVIYADA Caalamka waxey sheegen somaliland iney noqtey waddankii ugu horeey ee aduunka qalabka indhah, ku istcimaala doorashada 2017;by fuaad qawdhan arimaha bulshada london

Fu’aad Qawdhan | November 12, 2017

Bushaaro ku socota, dadweynaha somalliland   mog tahey bulshada somalililand  iney noqto dowladii  ugu horeysey  ama  bulshadii ugu horeeysey ee qalbka indhah u itcmaasha  doorashda 2017.

Waxaa isoo daraya tviyada callamka oo hadal haya qalabka somaliland u itcmaashey doorashada 2017 ee indha iney tahey horomer  u soo kordhey somaliland iyo calamka odhan, sidaa waxaa shegey doodo kadhacey tviyada

1) RISS NAGERIA

2) RTN. RUUSHKA

3) AJSIIRA ENGLISH WADDAKA GADER

BBC WORLD) UK

Waxaa tviiyada oo dhan  ay heegeen doodihii ka dhacey eey isku raceen iney tahey somaliland waddanka qudha ee caalamka u isticaamley qalabka indhah doorashad cardka codbixinta waxey na sheegey iney kaga deydaan  calamka oodhan waa hormer u soo kordhey calmka beey yidhadeen.

DOODYANHADA qaar baa ku baaqey dalka somaliland waa in calamka oodhan u soo jeestaan, horemrka aay ka gaadheen dimuqraadiyada waa dad jaceyl iney noqdaan  waddan calan jira leh   oo calamka odhan yaqaano,  beey yidhaahdeen ,

Waxaa hubaala walaal hadii  aaynu nabadaa ku wadno mahadnaq illaheyna badino ineynu noqoneyno  dad gaadha himiladooda, waxaa ugu baqaayaya bulshada somaliland oodhan waa iney ilaahey u mahad naqaan ducada badiyaan inuu ilaahey ina siiyo dowlad madax  banaan, calamkuna odhana dalkeena u soo shaqo tagaan.

WAXAA QOREY FUAAD MAXAMED QAWDHAN

ARIMAHA BULSHADA LONDON WOOLWICH

mr_qawdhan@hotmail.co.uk

facebook; fuaad qawdhan

WAXAA MAHAD LEH ILAAHEY INAGA DHIGEY DAD MULINA WALAAL.

THANKS ALL VIVA SOMALILAND

Advertisement

Ku Xayeysiiso