Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan bulshada reer Somaliland waxaa la gudboon guul iyo guuldarro.

Bismillahi arramanirraxeem.dhammaan ummadda reer somaliland iyo warbaahinta waxaan idin leenahay asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.

Warsaxaafadeed ay soo saareen odayaasha musdmbeedka jaaliyadaha reer Somaliland ee deggen, carriga ingiriiska kuna wajahan bulshada reer Somaliland waxaa la gudboon guul iyo guuldarro.

Umad waliba waxay guul iyo horumar ku gaadha wada jir iyo garbaha oo ay is qabsadaan iskana difaacaan cadaw kasta oo aan jeclayn wadajirkooda waxaana wanaagsan in ay  muhiimdda ugu wayn siiyaan  dalkooda iyo ciiddooda

dhaxaysa kana dhawrsoonaadaan wax kasta oo kala kaxaynaya oo nin siyaasiya oo kursi u hillaacayo ku guurin si ahaantaas dalka haddii ay doorasho xalaal ahi ka qobsoonto Somaliland waxay gaadhi doontaa horumar la taaban karo.

Haddii ay bulshada reer Somaliland dalkuna ka wada dhexeeyo nin siyaasiya oo kursi u hillaacayo iska horkeeno ciiddda dhibta ugu wayni soo gaadhaysa waa bulshada iyo maatida dumarka carruurta laakiin ninka siyaasiga ah haddii uu dantiisa ka waayo Somaliland meel tago garan waayi mayo sihaantaas bulshada waxaa la gudboon in ay ku doortaan saddexda xusbi hankiisa siyaasiga ah horumarka dalku u baahanyahayna gaadhsiiya

Waxaanu Allah ka baryeyna in uu u dooro mid dadka dalka u daacad ah horumarna sabab u noqon kara.

Amin

Alaah ayaa mahad leh

Deeq Cabdi digale

Advertisement

Ku Xayeysiiso