War Deg-Deg Ah Xubnihii Ugu Miisaanka Cuslaa Xisbiga WADDANI ee Gobolka Hawd Oo Hada Iscasilay Xilkii iyo Xubinimadii Xisbigaasi iyagoo si rasmi ah Ugu Biirey Xisbiga Talada Dalka Haya ee Kulmiye

War Deg-Deg Ah Xubnihii Ugu Miisaanka Cuslaa Xisbiga WADDANI ee Gobolka Hawd Oo Hada Iscasilay Xilkii iyo Xubinimadii Xisbigaasi iyagoo si rasmi ah Ugu Biirey Xisbiga Talada Dalka Haya ee Kulmiye

Xubnahan maanta Iscasilay ayaa kala ahaa

Maayar ku Xigeenkii Hore ee Degmada Baligubadle Mawliid jaamac Yuusuf ,
Xoghayihii Gobolka Gobolka Hawd shacbaan Cabdi Muxumed
Gudoomiyihii Garabka Haweenka Xisbiga WADDANI siraad Cabdi Kaahin,
Gudoomiye ku xigeenkii Garabka Haweenka Malyuun Jaamac Yoos,
Xoghayihii Garabka Haweenka Hodan Cabdillaahi Xaaji Saalax,
Madaxii Dhaqaalaha Garabka Haweenka Gobolka Hawd Caasha Maxamuud Taagane,
Gudoomiye ku xigeenka Garabka Dhalinyarada Gobolka Hawd Bare Cabdi Hure,
Madaxii Dhaqaalaha Gobolka Hawd Tiriig Caydiid aadan.

 

Mohamed Jiciir Aw Ahmed 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso