Madaxweynaha cusub ee Somaliland maxaa looga baahan yahay inuu bedello??

Madaxway cusub ee somaliland maxaa looga baahan yahay inuu bedello_???
1- Inuu soo dhiso golahiisa wasiiradda oo ku xushay hal abuur fikir cusub, iyo indheer garad,
2- Waxaa loga bahan yahay golahiisa wasiiraddu inay midaysnaadaan oo aanay noqon kooxo iyo ishaysta oo garabyo kalaa ah keliyakuwada shaqeeya hal go,aan.
3- Waxaa looga bahan yahay qorshihiisa koowaad inuu ka dhigo ictiraaf raadinta dalka oo 30 sono uu u xanibnaa ama uu sugaayay.
4- Waxaa looga bahan yahay hal abuurid mashaariic hor leh oo ay dalka laga hiragliyo.
5-Waxaa looga bahan yahay inay dawladiiisu yeelaato awoodii ay ku fulin lahayd mashaariicdaa ay hesho kuwii horena ku dhamaystirto.
6- Waxaa looga bahan yahay sugnaan sharciga dalka u yaalla.
7 Waxaa looga bahan yahay inuu wada shaqayn dhaw la sheesho madaxdhaqameed dalkaa guud ahaan.
8-Waxaa looga baahan yahay inu wado shaqayn dhaw layeesho culimadda dalka ee diinta islaamka.
9- Waxaa looga baahan yahay inuu shaqeeyo sacaado badan oo fursad u helikaraan dadka u bahani inay wakhti ay kula kulmaan
10- Waxaa laaga bahan yahay inuu fuliyo arrinkasta oo xal u aha amniga dalka iyo dadkiisa iyaddo sharciga la waafajinaayo.

by Cabdiakriim Cali Ayaanle (Cabdiakriim Boqore)

Advertisement

Ku Xayeysiiso