Amiirka Qadar oo ku eedeeyay Sacuudi Carabiya iyo xulufadeeda inay u guclaynayaan inay Bedelaan Nidaamka Doha

Amiirka Qadar ayaa Sucuudiga iyo xulafadiisa ayaa ku eedeeyay inay doonayaan in ay afgembiyaan xukuumadiisa.

Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani ayaa wareysi uu siiyay Taleefishanka CBS barnaamijka “60 Minutes” in ayna Doha dooneynin inay xidho Talfeeshinka Al-Jazeera wuxuuna sheegay kuna eedeeyey in afarta waddan doonayaan in la xidho faragalina ku hayaan arrimahooda daakhiliga ah.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso