Musharaxa xisbiga Ucid iyo Wafti uu Hogaaminaayo Oo Maanta si diiraan loogu soo dhaweeyey deegamo badan oo hoostaga Hawd

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta Si Diiran loogu soodhaweeyey Deegaamo Badan Oo Hoosta Gobolka

 

Bali-gubadle(ToggaHerer )Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Ahna Murashaxa Madaxweyne ee Xisbigaasi Eng faysal Cali Waraabe iyo Wafti Balaadhan oo Uu Hogaaminayo ayaa Maanta safar dheer ku soo marey Deegaamo badan oo hoostaga Gobolka Hawd gaar ahaana kuwa ku Teedsan Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia kuwaasi oo si diiran loogu soo dhaweyey

 

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

Advertisement

Ku Xayeysiiso