Olalaha dooraashada ee xisbiyadda wuxuu muujinayaa baaxadda amni ee dalka

Olalaha xisbiyaddda wuxuu muujinayaa amaanka dalka ka jira.
Waa illaahay mahaddii haddanu nahay bulshadda reer somaliland dhamantood waxaa wax lagu farxo ah amniga aynu hayso inta uu leeg yahay wakhtigan waxaa socda ollahii xisbiyaddda qaranka oo malin walba xisbi leeyahay,waxaa soobaxa malin wlaab dad gaadhaaya 100,000 oo qof gobol walba baa banaanadda yimaada oo ka dabaal dega iyadoon an qofna xariiqi gaadhin waa illahay mahaddii waxaan ku talin lahaa nabad badan waa lagu tala segaabaa hore looyidhiye,wa hala feejignaaddo oo qof waliba kan ku xiga gaadhka haka hayo qofkii aan ka shakiddan markiiba wax ka qabo guri waliba kan kuxiga gaahd haka ahaaddo,oo kuu ka shakiyo hagudbiyo waad arkaysan waxaa xamar ka dhacaayaa haddan dadkeeda lasoo dhexraacin may dhinteen dadka intaa leegi waar yaan dadkee laynoo soo raacin sxb.
Cabdikariim Cali Ayanle (cabdikariim Boqore)

Advertisement

Ku Xayeysiiso