Hordhaca Sawirada : Murashaxa Madaxweyne Ee UCID Oo Bulsahda Reer Burco Kala Qeyb-galay Banaan-baxa Maalinta kowaad Ee Ololaha Doorashooyinka Somaliland .

Hordhaca Sawirada : “Labada Murashax Ee Kale Taladoodu Waxay Saarteen Salaadiintoodii, Anna Waxaan Taladayda Saartay Ilaahay, Waxaa Ii Soo Hambalyeeyay Dad Ku Dhaw 200,000,(Laba-Boqol Oo Kun Oo Qof ,) Hambalyana Waxaan Uga Baahi-badanahay Cod-ka oo aad I Siisaan ..,” Khudbadii Murashax Faysal Cali Waraabe Ka Jeediyay Magaalada Burco .


 


Advertisement

Ku Xayeysiiso