GUDDIDII LOO XILSAARAY TAKULEYNTA DADKII REER S/LAND EE ABAARUHU KU HABSATAY WAXA LOOGA FADHIYAA IN AY BULSHADDII AY U ADEEGAYEEN EE LOO IGMADEY U SOO GUDBIYAAN HAWL-QABADKOODII IYO XISAAB-CELIN.

GUDDIDII LOO XILSAARAY TAKULEYNTA DADKII REER S/LAND EE ABAARUHU KU HABSATAY WAXA LOOGA FADHIYAA IN AY BULSHADDII AY U ADEEGAYEEN EE LOO IGMADEY U SOO GUDBIYAAN HAWL-QABADKOODII IYO XISAAB-CELIN.

 

CULIMADDASI IS-YAQAANEY MUDDADA DHEER EE JAANTA ISLA TUMIJIREY IN AY NAGAGA BAXSANAYAAN( WA CULIMADEYNI CAANKA AHEYD EE WAWEYND YAYNA U QAADANIN)!

 

Anigoo ah Haldoor Rashid Sulub Caalin,waxaan marka hore u mahadnaqaya dhamaan dadkii ka qayb-qaatay Takuleynii Abaarihii Baahsana ee ka dhacay dalkeeda ee Qurbajoog & Qoqoljoogba lahaa.

Waxana dhamaan Bulshada reer S/land iyo adduunweynahaba u cad in ay Guddidii loo igmadey  isku-duborida hawlahii samafalka ahaa ay u gudatay illa xad si xil-kasnimo leh oo waajib ku ahaa.Waxase an anigu Rashid ahaan,muwaadin ahaan,iyo ka qaybqaataba Takuleyntaasi aha, ayaa waxaan halkan Guddidaasi war-baahinta u soo marinaya Codsigeygan oo an aaminsanahay in an XAQ u leeyhay oo ah:-

1)      In bulshada Reer S/Land ay xaq idiin ku  leehayahii in ad u soo bandhigtaan dhamaan hawlahii Abaartaasi khuseyneysey A TO Ziyadoo dhameystiran oo waafaqsan Nidaamka adduunka ee SOO-BANDHIGA HAWLAHA QARAN.

2)      In si ad isku baraxdan,Bulshaduna ku qanacdo ad soo bandhigtaan dhamaan KHARSHKII TAAKULEYNTA EE GUDO IYO DIBADBA LAGA SOO BIXIYAY.

3)      In aad ogaatan in anan aqbalidoonin,aniga iyo kuwa Muwaadiniinta ah ee Danta guud u hiloobey in ad nagaga baxsan kartaan AMUSNAANTIINA IYO BUSTE-ISASAARKINA IYO  DHEX-QUUSINTA KALO-GUURKA DAWLADA EE IMIKA TAAGAN oo anu duudub ku liqno xisaab la’aan.

Waxaan ku soo gababeynaya, anigoo si Caam ah u hadlaaya, in hada iyo waxii ka danbeeya cidna laga aqbalidoonin in hawl la’aan   HANTIDA QARAN IYO SI FUDUD LOO QAATO OO LOO HAWEYSTO,OO LOO TAXTAXAAJO,waxana xaqiqo ah aduunki in uu  isbadaley,sida dadku wada-ogyahayna Dadwenahii ay wado leeyahiin INDHO-QUDHAANJO,oo si fudud war oo dhan lagu heli karo il-bidhiqsiyo mid qoraal ah iyo muqaal ahba.Waxana Indhaha laga lalinkarin labo Xaqiiqo oo ah tan hore:-  In MUSHRAXIINTA HAWEYSANAYA IN AY XUKUNKA DAWADNIMADA S/LAND KU GUULEYSTAN ay hore ba u sii qorsheeyen, SHEEGEYNA IN MAXKAMADO WATA DHAMAAN NIDAAMKII DAWLADNIMO EE LAGU CIQAABI LAHA KUWA HOREY U LUNSADEY HANTIDA QARANKA IYO KUWA HAWEYSAN KARA LA MARIYO .Labo:-In ay jiraan Dayar Murogo iyo Shaqo la’aan,Busarad, Baryo iyo Ciil ay ka muteysteen Maamul-xumida jirta oo ficil in ay qaatan KA LIBIQSANEYNIN,KANA WAABANEYNIN  oo TUBAN  GURYAHEENA IYO SUUQYADEENA!

F.G Maqaalkani mid shakhsiyaysan,Mid Siyaasiyeysan,mid ku xumee ah,mid Darajo an ku doonayo ama dad gooniya ku xagxaganyo ma ah,laygumana baran!

RASHID SULUB CAALIN Tele. 4426781 Somtel 4426781.E-mail sulub2007@yahoo.com

Advertisement

Ku Xayeysiiso