Sarkaal ka tirsan bilayska Maryland Jeffrey Galler ayaa sheegay in mas’uuliyiintu ay ogaadeen Ruuxa Rasaasta riday ayna wadaan Baadhitaan raadinaysana Ruuxa.

Sida laga soo xigtey macluumaadka la heli karo dhammaan dhibbanayaasha lagu dilay shilku waxay ahaayeen shaqaalihii dukaanka.

Dhowr dugsi oo ku dhow goobta toogashada ayaa la xidhay si loo taxadiro, sida sheegtay wakaalada Wararka Associated Press.

Warqabadka ToggaHerer