Hambalyo: Muuse Yuusuf Kaamil Iyo Amaal C/raxmaan Oo Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa

Axmed Cabdiraxmaan Cabdalle (Fadhi), Cabdiqaadir Aadan Carab, Axmed Rashiid Cabdi (Akram), Madar Cabdi Axmed, Cabdillaahi Maxamed Axmed (Calan-cas), Mowliid Aadan Cumar, Axmed Cumar Caddaani (Axmed-Shaafi), Eng. Cabdirisaaq Muxumed Qalinle (Itaqile), Siciid Maxamed Askar, Eng. Axmed Maxamed Cabdillaahi, Sacad Cabdiraxmaan Xasan iyo Guud ahaan Asxaabtu waxay Hambalyo iyo Bogaadin u dirayaan

 

Muuse Yuusuf Kaamil

Iyo

Amaal Maxamed Cabdiraxmaan

 

Oo Meherkoodu ka dhacay Huteelka Maansoor ee Hargeysa 16 October, 2017-ka, waxayna leeyihiin Noqda Labadii Aqal-galkooda ku gaadha Bash-bash iyo Barwaaqo, ILAAHAYNA kala siiyo Ubad khayr qaba..Aamin..Aamin…Aamin

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso