Isbeddel weyn oo ku yimid isboortiga Sacuudiga Haweenaydii U horeysay oo Looga Magacaabay Jago Xidhiidhka Ciyaaraha ee Sucuudiga.

Guddiga Olombikada Sacuudiga iyo xidhiidhka Isboortiga Sucuudiga ayaa sameeyey isbaddalo Waaweyn kaas oo keenay magacaabista Rima Bint Bandar bin Sultan madaxna looga dhigay Ururka Isboortiga Bulshada.

Waa markii ugu horeysay Taariikhda ee haweeney ay mansab ka qabato Xidhiidhada Ciyaaraha Sucuudiga, 12 Gudoomiye ayaa shaqadoodii laga xayuubiyay , 13 kalena waa la magacaabay.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso