Suudaan Oo Bilowday Xawilaada Dollar-ka Markii u horeysay muddo 20 sano ah

Suudaan ayaa bilowday markii ugu horreysay muddo 20 sanno ah Xawilaada Lacagta Dollar-ka ah maalmo ka dib markii dawlada Maraykanku ay qaadday toboneeyo sano oo cunaqabateen ah oo ku aadan Khartoum, sida uu sheegay bangiga dhexe.

War saxaafadeed uu soo saarey bangiga ayaa lagu sheegay in laba bangi ay bilaabeen Xawilaada Lacagta dollar-ka markii ugu horreysay ee bilawga dib u soo kabashada dhaqaalaha Sudan.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso