Siyaasadu turxaan maaha Ibrahim m Caalin

Asc  12/10_2017
Ibrahim m Caalin
waxan sigaar ah usalamaya shabac wayna reer somaliland garahan saxaafada    s land.
hadaan waxyar ka idhaahdo  wararka ayaamahan  saxafadu qoraysay  waxad mooda  in siyaasiyinta manta wax wayni ka xunyiin  ama aanay fahminba  siyasad.
waayo waxaad arkaysa  nin mucarada oo siyadiisii ka noqatay  turxaan iyo xajiin  aanku dhisnayn xaqiiqda
waxay ahayd inay dhaliilan    xukumada iyo siyasada xisbia ay katarsan tahay miyay ilaawen mise waxay is yidhahden dadku idinka yeeli mayo dhaliisha  xisbi xakimka iyo xukumadiisa
waxalayaab ah
laakin waxaad arkay saa iyagoo siyasadaynaya mushaharka ciidamada iyo utuuno reero dhexyaalay oo laga heshiiyay
waxad kaloo wax layaable ah raga mucararad  kadayaya
dhulka  bacadlaha Burco oo dadkii laha   dhisanayan  in laga dhigtay siyaasad  waana wax lagu qoslo raga xildhibanad manta   burco ka ah    ee xasarada   shaqada kadhigtay waar dhulka Burco
halkaasun Burco  maaha wasiirna Cali mareexan un maha
 Burco waxay lahayd 5 Gole cayaared dhaman waala iibiyay  waxaana  udanbeeyay  Golii  shiikh bashiir   waar makaa dadkii  lahaa dhisanayan    baa wasiirka  ku ceebaynaysan
dadka burco manta  wasiirka cali baran maayan
wasiir  dulqado   waa hara tidii  udanbaysee
xildhibanada waxan layahay  kalkasi meel xunmarin sxb bayaal dadkiina ushaqeeya halkana haku ceebobina waxana
tihiin golayasha manta xilku kasalan yahay iyo isku wadka shacabka Burco xiliga kala gurka lakii hakala didinina .
mahad sanidin

Advertisement

Ku Xayeysiiso