Dardaarankii Marwada koowaad Mid la Mid ah Ayay Madaxda Geeska Africa Siisay Murashaxa Waddani.

 

Dardaarankii Marwada koowaad Mid la Mid  ah Ayay Madaxda Geeska Africa Siisay Murashaxa Waddani.

 

#Dardaarankii Marwada koowaad siisay murashaxa xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxman Cirro ee ahaa yaan lagugu riixin amba lagugu dirqiyin wax Jamhuuriyada Somaliland dhib u keeni kara.

#Dardaarankii dardaaran la mid ah ayay madaxda Geeska Africa  sida Ethiopia  siiyeen murashaxa Waddani,iyagoo hoosta ka xareeqay in uu talada xisbigiisa qacanta ku qabto,kana foojignaado talooyinka quracan ee kaga imanaya madaxda iyo musdanbeedka xisbigiisa,tolooyinkaa quracan oo khatar ku ah amniga Geeska Africa guud ahaan iyo gaar ahaan amniga Jamhuuriyada Somaliland.

#Allaha ku anfaco waanooyinkaa qiimaha lahe murashaxa Waddani.

W/Q   Maxamed Dahir Axmed

Advertisement

Ku Xayeysiiso