Daawo/Gudaha Ka akhriso Tirada Heer Goob Doorasho ee Dalka oo Dhan kana Kooban 1642

Guddida Komishanka doorashooyinka Qaranka oo maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay tirada Codbixiyayaasha heer Goob-doorasho ee Doorashada Madaxtooyada Somaliland ee Qabsoomi Doonta 13 Nov 2107.

Advertisement

Ku Xayeysiiso