Cuqaasha Odayaasha Waxgaradka Aqoonyahanka iyo Bulshada Degta Bali-Gubadle oo Taageero u Muujiyey Xisbiga KULMIYE

Hargeysa(ToggaHerer)Cuqaasha,Odayaasha, Waxgaradka, Aqoonyahanka, Bulshada Degta Gobolka Hawd ayaa shir jaraa”id oo ay maanta ku qabteen Magaalada Hargeysa waxay si Mug iyo Miisaanleh u Taageereen Xisbiga Kulmiye 

 Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

Advertisement

Ku Xayeysiiso