Ogaysiis: Dhamaaan TageeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacbka Reer Somaliland Ee ku dhaqan Gobolada Uk

Ogaysiis ogasiis Dhamaaan Madaxda TageeRayasha Xisbiga Ucid Iyo Shacaka Reer Somaliland EE Ku dhaqan gobolada Uk Gaar Ahaan Magaaalada London Iyo Nawaaxigeeda waxa  la  Socod Siinayaaa In la qabanayo xaflad lagu tageerayo  Musharaxa Madaxwayne ku xigeenka Xisbiga Ucid  Iyo Gudoomiyaha Ku Meeel Gaadhka Xisbiga   Xafladan oo  Lagu Qaban Doono Galbeedka  London

Taarikhda07/10/2017

CiwaaanKa Goobtuu :Lounge Royale 1 chingnel Place West Ealing W13 0TH.

Telefonada  lagala xiriirayo QabanQabayaasha:

Gudoomiyaha uk Nasir Karaash 07950905498

Gudoomiyaha sadeexad Ucid Siciid Ucid0777432115

Advertisement

Ku Xayeysiiso