Gudaha Ka Eeg :Gudoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Magaacabay Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE

XISBIGA MIDNIMADA IYO HOURMARKA JSL EEKULMIYE  

 

                                    

Ref. No: XK / XGX / 0042272 / 2017                                                          October 6th, 2017

 

Ku: Cabdicasiis Maxamed Samaale                     =Hargeisa =

Ku: Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan  =Hargeisa =

Ku: Cabdikariim Axmed Maxamed                     =Hargeisa =

Ku: Ibraahim Daahir Dubad                                =Hargeisa =

Ku: Axmed Muumin Seed                                     =Hargiesa =

 

Og: Hogaanka Xisbiga KULMIYE                      = Hargeisa =

 

Ujeeddo: Magacaabista Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE.

 

Xisbiga KULMIYE isaga oo aqoonsan muhiimadda ay Muraaqibiinta Xisbigu u leeyihiin hufnaanta Doorashada Madaxtooyada ee soo socota, waxa uu magacaabay Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE. Xubnaha Guddida Diyaarinta iyo Maamulka Muraaqibiinta Xisbiga KULMIYE waxa ay kala yihiin:

 

  1. Cabdicasiis Maxamed Samaale – Guddoomiye
  2. Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan – Guddoomiye Ku Xigeen
  3. Cabdikariim Axmed Maxamed
  4. Ibraahim Daahir Dubad
  5. Axmed Muumin Seed

 

Guddidani waxa ay masuul ka yihiin diyaarinta, tababarka iyo maamulka muraaqibiinta iyo goob-joogayaasha Xisbiga KULMIYE. Waxa kale oo ay masuul ka yihiin adeegsiga farsamada cariga ah ee IT-ga iyo xog ururinta (Data Collection).

 

 

ALLAA MAHAD LEH

 

 

Muuse Biixi Cabdi

 

______________________________________________

Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE

Email: kulmiyepartychairman@gmail.com

Telephone: +25263 4026659+25263 4093555,

Sha’ab Area, Hargeisa, Somaliland Republic.

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso