haberjeclo waddadooran mayso cirro iyo muse biixi,cabdiraxmaa cirro waxaan u balan qaadayaa shansano ka dib.

Maanta Haberjeclo wadda dooran mayso muuse biixi iyo Cirro maanta waxaa loo codaynayaa muuse bixi cabdiraxmaan Cirro na waxaan dooranayaa muuse ka dib kolkaa waxaa weeye qof haberjeclo sheegan ayaa ma baydhi karo ninkii baydhana waxaa laga xisaabtamaan reerkood waayo siyaasadda heberjecli abaal baa lagu leeyahay illaa ay abaalkii muuse biixi celiso Cid kale looga ma fadhiyo maanta wasiir ma ihi haddaan wasiir ahaan lahaa aniga iyo Xirsi walaahi baan ka waddaa ollalayneen burco waxaa nasiib daro ah nimankan wasiir raada sheeganaaya ee aan magaalladdii ay laga adkaaday muxuu qabtaa cali mareexaan muxuu u qabtaa musee bixi ma xafiiskaa u dirayaa muxuu qabtaa ina kaahinkan aad gudoomiye ku xigeen ka ku sheegayaa waar anigu garan maayo sidan siday doonta hawdhadee haddii uu muuse dhaco anigu isaagaan la shaqaynayaa waxaan u malaynaysaa muuse biixi qolyahan la socda ayaa riddaayana,muuse biixi na waxaan leeyahay wadda yeelayn mayno ragan aad hoosta ku haysato godob iyo gashitoonee hadday dhawdahaye wax ka qabo.

 

togdheer value

Advertisement

Ku Xayeysiiso