Daawo : Gool-hayaha Borussia Dortmund oo ay Hiwaayadiisa tahay in uu Kubadaha Xado!!!

 

Taageerayaasha ciyaaraha Ayaa Baraha bulshada  soo dhigay goolhayaha Kooxda Jarmalka ee Borussia Dortmund Roman Borki  oo Qaadanaya Kubad Kasta inta aanay Bilaabmin Ciyaartu.

Borki ayaa Taabanay Kubad kasta ama ka dalbanaya Saaxibadii  ama Xukaanta haddii ay ka dhaga adaygaan Naf Ahaantiisa ayuu gacanta ula tagaayaa.

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso