Nasrallah: Haddii aanay Jirin Wax  iska caabintu , Lubnaan waxay ahaan lahayd Mustacmarad Israel Reer Lubnaana  maxaabiis iyo qaxootiga!!!

Xoghayaha guud ee Xisbiga Hezbollah Hassan Nasrallah ayaa  sheegay haddii aanay jirnn iska caabinta ay wadaan ay Lubnaan ahaan lahayd Mustacmarad Israel.

Nasrallah ayaa hadal ka jeediyay banaanbax ka dhacay Koonfurta Beyrut ayaa yidhi  qaybo ka mid ah dadka reer Lubnaan waxay ku noolaan lahaayeen xeryo qaxooti oo dibedda ama gudaha ah  xabsiyada ayaa buuxsami lahaa qof kastaana waxa uu ku hoos noolaan lahaa Gumeysiga Israel.

Dhanka kale Xoghayaha Guud ee Xisbullah wuxuu sheegay in qaar ka mid ah dadka Maraykanka ah iyadoo aqoonsan Donald Trump waxay taageeraan noocyada kala duwan ee Takfiirka .

“Miyuu jiraa ruux ka shakisan in Israel iyo Maraykanku ay ka danbeeyaan kooxaha argagixisada?” Ayuu Is-waydiiyay.

 

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso