Gudaha Ka Eeg :Afar Caruur Ah Oo Ku Geeriyooday Hargaysa Iyo Hooyadood Oo Dhaawacantay .

Waxaa maanta magaalada Hargaysa ka dhacay dhacdo keentay, Geerida Afar Caruur ah oo Walaalo ah, kuwaas oo ku degena Xaafada Sheeddaha ee Magaaladda Hargeysa ,

Dhacdadani ayaa ka timi laydh ku qarxay aqalkii Caruurtu deganaayeen. Iyadoo Hooyadii dhashay Caruutuna ay dhaawacantay .

Maydadka Afartaasi Caruurta ah iyo Hooyadood ayaa lasoo gaadhsiiyay Cusbitaal Guud ee Hargeysa.

Advertisement

Ku Xayeysiiso