Daawo Sawiro:  Halka uu Gaadhay Qishka Imtixaanaadku Caalamka

Shaki kuma jiro in Qishka ay ka soo horjeedaan Diinta iyo Anshaxu labaduba inta badan waynu  isku raacsanahay, Hase ahaatee inta badan ardayda adduunka oo idil waxay Qishaan imtixaannada.

Taas oo macnaheedu yahay helitaanka jawaabaha, waxaa jira arday yar oo leh xirfad iyo sirdoon si loo helo qaabab aan la filayn iyo habab loogu talagalay Qishka.

 


 

Advertisement

Ku Xayeysiiso