Dalka Iyo Dadka Ayaan Ilaawayn Moyayar Cidin Iyo Waxqabadkiisi

Moyar cidin oo ka soo baxay xisbiga ucid hadana inta aanu kusoo biirin xisbiga kumiye ayuu fahansanaa xilka moyar ee bulshada berbera u dooratay iyo in uu dib ugu celiyo ujeedoyinkii dadwaynaha reer berbera ay usoo doorteen isagoo kazoo baxay xisbi mucaarad ah ayaanu waxba u ogayn xisbi xaakimka taladooda isagoo muujiyey waxqabad dhab ah oo uu fahan sanaa in waxqabadka uu gashado degmada berbera in aanay marna taariikhdu hilmaamayn taasi waa hadafka ka midho dhalinta ujeedooyinkiisa waxqabad eek u jihaysan zona degmada berbera waanu gaadhay riyadii ka midha dhalinta ujeedooyinkiisi dhis waxqabad horumar halka moyarka caasimada hargeisa iska daa in uu wax u qabto hargeisa uu ilaaway shaqadiisi xafiis oo ku mashquulay qasriga madaxtooyada dacawadii talaabadeedi ka tagtay tii nabigana gaadhi wayday waxa kale oo u baahan in la xasuusiyo loona sheego moyarka hargeisa inuu sabab u yahay shacbiga dib uga istaagay qaadashada kaadhadhka waxa la haboon hada isaga iyo goolahisa deeganku in ay is casilaan taarikhda dalkana madaxwaynahu u galiyo in uu yahay moyarkii iyo golahii ugu liitay abad ee dalka soo maray halka uu mutaystay in Madaxwaynaha jsl loo baahanyahay in uu ku maamuso bilad shahado sharaf heer qaran ah moyar leh maamul wanaag cadaali kalsoni moyarnimo waxqabad dhab ah horumar deg berbera moyarka waxqabadka moyarad DALKA JSL halka moyarka hargeisa uu ku dhaliyay bulshadii soo dooratay niyad jab qoomamo

iyadoo aynu wada ogsoonahay in goolayaasha deegaanka dalka mudadii ay si cad u soo doorten shacbiga ku nool gobalada dalka jsl uu gaba gabo ku dhawyahay waqtigii doorashadadoda loogu talo galay marka aan lagu darin mudo kordhintan dambe oo ku eg july 2017 iyadoo moyarada gobolada dalka jsl ay u badan yahiin moyaro ka soo jeeda xisbiga kulmiye ee talada dalka haya hadaba waxa loo baahan yahay in aynu xusno moyarka ugu wax qabad badan marka loo eego dhinac kasta xag maamul shaqo wanaag dhis bilic nadaafad marka la barbar dhigo gobalka uu moyarka ka yahay iyo heerkan waxqabad ee moyarada iyo gobolada iyo degmoyinka ay xukuman

moyar cidin waa moyarka ugu waxqabadka wanaagsan marka la barbar dhigo moyarada kulmiye ee gobolada dalka moyarkan oo ku sifoobay waqtiga mudo xileedkiisa oo ku dhaw hada gabo gabo maamul wanaag kalsooni shaqsiyeed moyar waxqabad muuqda oo la taaban karo degmada Barbara oo manta ka bilic iyo qurux badan marka loo eego heerka degmooyinka iyo gobolada dalka

moyar cidin waa moyarka kaliya ee ka hirgaliyey in uu dib u sameeyo degmada Barbara 56 wado oo wadada ugu yar ay tahay 4km townka Barbara iyo hareeraha Barbara
degmada Barbara waxa ka markhaati kacaya dawlada iyo shacbiga ku nool madaxwaynaha jsl mudane axmed intaanu xilka ka tagin waxaa haboon in moyar cidin lagu maamuso shahaado sharaf heer qaran halkan kuma soo koobi karno waxqabadka deg Barbara iyo moyar cidin
: Dr Buux
Fayo-dhawre madax bannaan
buux2010@gmail.com
0634130821

Advertisement

Ku Xayeysiiso