Sonsaf yaa udiray shaqadda ay hayso xeerkeeba u ogalaanaya inay shaqadan qabato,xafiisyadda ama hayadda dawalda yay matalaan.

Sonsaf ee maxaad Ahayd, ma maxkamaddii dastuuriga ahayd baad ahayd ??? ma guurtiddaa ka mid tahay??? ma madax dhaqameedbaad tahay??? ma Akaadamiyaaddaa tahay??? ma komishanka doorashooyinkaa tahay??? ma abwaanoo ayaad tihiin??? illeen shaqo aanad lahayn layskama gallee,shaqaddaa doorashadda cidbaa loo xil saaray oo ku shaqo leh haddii marun yimaadana waddaa loo maraayo waa layaqaann,ama maxkamad ha noqoto ama odayaal hano noqoto ama guddidda doorashooyinka hanoqotee,adigu maxaad hayd ??? ma waxaa dadka ka dhaadhicinaysaa,xeer majiro lagu kala baxaa,??? ma waxaad leedahay maxkamaddii sare majirto ??? ,waxaan oo xafiisyo ah iyo waxnoo xeer ahi maxay yihiin ??? adigu xageed ka soo gashaanhawshan aad waddo ???mise waad iska waaddda oowaxaad ku hadalaysaanba garanmaysaa??? kolkaa waxan leeyahay sonsof adigu is hubso horta anigu magaranaayo meesha aad ku socotee,kaliya waxaa la mid tihiin dadka shacabka ah ee reer somaliland oo ka dhursugaaya,cid waxan shaqadda ku leh ee loo igmadaday.

 

togdheer value <buraolove@gmail.com>

Advertisement

Ku Xayeysiiso