Gudaha Ka Eeg :Shil Sababay Dhaawaca In Ka Badan 6-Ruux Oo Caawa Hargaysa Ka Dhacay + Lamaane Caawa Aqal-Galayay Oo Ka Mid Ah Dad-ka Dhaawacmay + Sawiro

Shil gaadhi oo aad u Naxdin badan ayaa caawa ka dhacay Xaafada Calaamadaha ee Magaalada Hargeysa.
Labadan baabuur ee isku dhacay ayaa mid ka mid ahi siday Aroos iyo Aroosad, waxaana dhaawacyo culusi soo gaadheen Caruus iyo Caruusadii, iyo sidoo kale lix Qof oo kale,
waxaana Dhaawaca Dadkaasi hada lagu Daweynayaa Cispitalka weyn ee magaalada Hargeisa.
Caruuska iyo Caruusada ayaa magacyadooda lagu sheegay shiine iyo khaddar .

Wixii Faahfaahin ah ee ka  soo kordha, waxaanu idinku soo gudbin doonaa wararkayaga soo socda .

 

 

 

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso