Gudaha Ka Eeg : Wasiirad Isra’iil ah oo Talo Ujeedisay Bashaar Si uu Sii Noolado!!!

Wasiirka Cadaaladda Israel Aylet Shaked ayaa sheegtay in Israel ay diyaar u tahay inay samayso waxa kasta oo ay tahay inay ka sameyso Suuriya waxayna shaaca ka qaaddey waxa ay yahay in uu  Sameeyo Madaxweynaha Suuriya Bashar al-Assad si  u noolaado.

Wasiirka ayaa wareysi ay  siiyay Wargeys  in  Maslaxada madaxweynaha dalka Suuriya cad yahay haddii uu doonayo inuu sii noolaado waana in uu Iran u Sheego in ay dibedda ka ahaato Suuriya.

“Israel waxay Cadaadis ku Saaraysaa Caalamka  inay ka joojiso  Iran inay xoojiso joogitaankooda militari ee Suuriya, haddii Caalamku aanay ka jawaabin waa in Yuhuuddu ay sameeyaan waxa ay tahay inay sameeyaan,” ayay tidhi.

Wasiirada  waxay u soo jeedisay dhammaan Dhinacyada taageera  Iran ee ku yaal gobolka ugana digtay cawaaqibka ka iman kara isku dayga in la dhiso biriij Isku Xidha Shiicada  Tehran ilaa xuduudka Suuriya iyo Israel.”

 

Warqabadka ToggaHerer

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso