Merkel oo Qiratay dembi Qarsoodi ah oo ay gashay dhallinyaranimadii

Chancellor ka Jermalka  Angela Merkel  ayaa mar ay ka hadashay Nolosheedii shakhsinimo qiratay  inay sigaar cabtay Mudadii ay ku jirtay  da’da dhallinyaranimo ayna ka qarisay waalidiinteeda.

Waxaan  cabay  sigaar  maalmo yar umana sheegin waalidkeyga waana dambi yar ra`yi ahaantay ayay tidhi Merkel oo ah gabadh wadaado dhaleen iyada oo ka jawaabeysa su’aal suxufi waydiiyey .

Merkel 63 sanno jir ah waa musharax u tartamaya Christian Democrats markii afraad waxayna qabaan Khubarada ka faaloonaysa Doorashada Jarmalku in ay ku guuleysan doonto doorashooyinka dalka Jarmalka 24-ka September.

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso