Gudaha Ka Eeg :Xisbiga UCID Oo Magacaabis Sameeyay .

UJEEDO: XIL MAGACAABIS 

 

Gudoomiyaha Xisbiga Caddalada Iyo Daryeelka UCID  Eng. Faysal Cali Waraabe  waxa uu maanta oo ay tariikhdu tahay 10/09/2017  Xil  Cusub  u magacaabay Afhayeenka Dalka Switzerland ee Xisbiga UCID Md: Cabdiraxmaan Aadan Gardamse  .

ka dib markii uu latashaday hogaanka sare ee Xisbiga iyo  Guddida Fullint   isla markaana uu    arkay baahida looqabo buuxinta jagada kor ku xusan.

Sida awgeed Waxaa la Faraya Dhamaan Masuuliyiinta Xisbiga in ay u  fududeyaan hawshaas loo igmaday, si hufanna ula  shaqeeyaan Mudanahaas.

Gudomiyaha Xisbiga UCID

Eng Faysal Cali Xuseen

————————-

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso