Daawo: Ka hor doorashooyinka Jarmalka : Merkel oo Tamaandho Lagu Shiiday Mar Labaad

 

 

 

Dibad Baxayaal ayaa Taamaandho Ku tuuray  Chancellor Angela Merkel markii labaad todobaad kan iyada oo ku guda jirta Ololaha  doorashada ee xisbigeeda, “Midowga Democratic Christian ah.”

Booliska ayaa sheegay in Jimcihii dhacdadu ka dhacday markii Merkel ay soo gashay hoolka ololaha magaalada Volgast ee gobolka Jarmalka ee Mecklenburg-Vorpommern.

 

Tani waa markii labaad ee Merkel ay la kulanto Tamaandho Lagu tuuray toddobaadkan, iyada oo lagu xidhiidhiye dibadbaxayaasha garabka midig.

 

Ilaa 150 qof oo ka tirsan garabka midig ee Jarmalka  Xagjirka ah ayaa is hortubay  hoolka ololaha ee Merkel si ay uga mudaharaadaan siyaasadaha Merkel .

Warqabadka ToggaHerer

Advertisement

Ku Xayeysiiso