Hay`adda Tayada Dalku Waa In Ay Keenta Shaqaale Cadaaliya Oo Hela Mushahar Ku Filan Oo Ka Ilaaliya Laalush Iyo Musuqmaasaq

Dawooyinka cuntooyinka caanaha dalka dibada uga yimaada oo aan wanaagsanayn caafimaad ahaan iyo tayo waxtarba  hadaba hayada tayada oo sheegtay in ay keentay  qalabkii lagu ogaanayey tayada  noocyadaas  ma odhan karaa inanka hayada tayada u shaqeeya oo moshaharkiisu ka yar yahay  200 dolar  waxa uu  xayiri karaa baadhi karaa si sharci ah oo caadalad isagoo oo aan qaadan laalush tayada noocyadaas  taas waa maya hadaba qalabku iskii uma shqayn karo waa in la helaa  dadkii ku shaqyn lahaa  si cadaalad iyo sharci ah

Iyadoo dekadaha iyo airport dalka aanay jirin qalab lagu ogaan karo nooca  dawooyinka dalka dibada uga imanaya iyo sifaha tixraac sharci ee lagula socon karo  nooca daawooyinka dalka  sameeyey daawadu noocyada ay ka kooban tahay iyo sifa sharci ee dal ku galinta daawooyinka dalka dibada uga  yimaada

Iyadoo daawooyinkii dalka dibada uga imanayey  la ogaaday bukahii loo qoray markuu arimo  baadhis caafimaad dalka dibada ugu baxay in xanuunkii uu ka cabanayey  ay ka badnaatay waxyeelada caafimaad daro ee bukaha caafimaadkiisi ka soo gaadhay daawooyinkii  uu isticmaali  jiray waqtigii dalka uu joogay  taas oo ay sababtay  field caafimaad ee dawliga ahaa oo meesha ka baxay

Mushkuladaha iibka dawooyinka dalka oo sii batay waxay sababeen in  sii bataan pharmacyadii iyo rugahii caafimaadka daka iyagoo aanay jirin aqoon caafimaad oo ay ku shaqaysanayaan ama sifo sharci dawladeed oo lagula socdo furnaantooda sharci meheradeed

Dawooyinkii oo aan la garanayeyn in ay dalka dibada uga yimaadanan iyadoo taarikhdii hore  laga soo badalay oo tariikh cusub  lagu soo dhuftay iyadoo aanu jirin qalab casriya oo lagula socon kara  tayada dawooyinka dalka dibada uga yimaada

goobahii dr dalku au ku shaqayn jireen ama ay qaliinka ay ku samayn jireen ayaa shaqaale caafimaad oo ajanib  ah oo dr sheeganayaa ay ku shaqay nayaan iyadoo ay tahay sharci daro iyadoo ay gacan soo dhawayn  ka helaan dar dalka oo ay ka luntay kalsoonidii  aqoontii ay soo barteenn iyagoo ku raadinaya ajanibka  sumcad ganacsi iyo hanti raadin maxa uu yaala bukahii aan haysan gargaar  iyo hanti uu isku daaweeyo iyadoo dalka ay ku soo bateen cuduro aan hore loogu arki jirin taas oo aan odhan karo waxa u sababa  baadhis laanta daawooyinka iyo cunyooyinka dalka dibada uga yimaada oo aan tayadooda waxtar aan lala socon waxa aan runtii aad ula yaaba  maatida danyarta ah iyo hooyoyinka  caruurta ugu dhimanaya ama u jiifa xanuun aanay wax aduun lacageed oo ay ku iib sadaan dawooyin ay ku badbaadiyaan noolasha ubadkooda iyo ganacsatada shirkada daawooyinka  dalka ee bil kasta  gubaya daawoyin  ugu yaraan 3contener ah oo waqtigoodii dhacay  iyagoo xaasidnimo iyo imaan la an ugu haya stores  halkii  6 bilood marka ay ka hadhay ay u qaybin lahaayeen  mch xanaanoyinka caafimaadka  bal  adba qiyaas imisa hooyo caaruur maati  dan yar ah u dhinta daawo la an maalin kasta  maxaa sharciga dalka uga yaala dawlada  shirkadaha daawooyinka ku huursada  bakhaaradooda ma  odhan kara ku waasi waa Somali ama muwaadanin

 

 

 

 

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

buux2010@gmail.com  063 4130821

 

Advertisement

Ku Xayeysiiso